Ganacsade caan ah oo noqday senatorkii 6aad ee lagu doortay Magaalada Jowhar

Ganacsade Xassan Iidow Maxamed (Kobac) ayaa ku guuleystay Kursiga Senatarka 6aad ee Aqalka Sare ka soo galaya Hirshabelle ka db doorasho ka dhacday Magaalada Jowhar. Xassan Kobac ayaa helay 69 cod halka murashaxii la tartamayay ee Cabdinuur Ibraahim Nuur (Fareey) uu helay 22 cod. Doorashada oo gaartay labo Wareeg waxaa wareegii Koobaad tanaasulay Murashax Cusmaan … Continue reading Ganacsade caan ah oo noqday senatorkii 6aad ee lagu doortay Magaalada Jowhar